Skip to content
somxirfad.comsomxirfad.com
  • Home
  • Courses
  • Contact Us
  • About Us
  • Register/Login
0

Currently Empty: Sh0

Continue shopping

Signup / Login
somxirfad.comsomxirfad.com
  • Home
  • Courses
  • Contact Us
  • About Us
  • Register/Login
  • Home
  • About Us 3
ABOUT US

Wax Kasta oo u saabasan Som Xirfad

Som Xirfad waa Madal Aqooneed oo loo sameeyey bixinta Koorsooyin khuseeya Xirfadaha Tiknoolajiga oo ku baxaya Qaab Fogaan Arag ah (Online).

Himiladayada (Vision Statement)

Waxaan rabnaa in SomXirfad uu noqdo madal waxbarasho online ah oo casri ah, kor u qaadda xirfadaha dhalinyarada iyo xirfadlayaasha, si ay u helaan fursado shaqo iyo horumarin dhaqaale.

Hadafkayaga (Our Mission Statement)

Hadafkayagu waa in aan bixino waxbarasho tayo sare leh oo la jaanqaadaysa suuqa shaqada casriga ah, annaga oo si online ah ugu fududeynayna ardayda iyo xirfadlayaasha in ay bartaan xirfado cusub, horumariyaan aqoontooda, mustaqbalkooda dhaqaalena kor u qaadan.

K +
STUDENT ENROLLED
+
CLASS COMPLETED
%
SATISFACTION RATE
shape-27
TOP INSTRUCTORS

Maxaad Nagu Dooran?

Koorsooyin Tayo Sare leh.

Dhamaan Koorsooyinkeena waa kuwo Tayo Sare Leh.

Mar Kasta iyo Meel Kasta

Dhamaan Koorsooyinkeena waxaad ka heli kartaa Meel Kasta.

Hawl-Wadeeno Khibrad leh

Bilow maanta inaad Wax ka barato Hawl-Wadeenada Khibrada leh.

INSTRUCTORS

Course Instructors

DSC_7593
Jamaal
Photographer

Consectetur adipisicing elit, sed do eius mod tempor incididunt

Chapter two.
cropped-cropped-6565656-01.png

Som Xirfad waa Madal aad si Fogaan arag (Online) ah wax uga baran karto adiga oo gurigaaga Jooga.

Somali online learning
Email: somaxirfad@gmail.com

Online Platform

  • Home
  • Courses
  • Contact Us
  • About Us
  • Register/Login

Links

  • Contact Us
  • Gallery
  • News & Articles
  • FAQ’s
  • Coming Soon
  • Sign In/Registration

Contacts

Enter your email address to register to our newsletter subscription

Icon-facebook Icon-linkedin2 Icon-instagram Icon-twitter Icon-youtube
Copyright 2025 Som Xirfad | Developed By Abdirahman Abdikadir. All Rights Reserved
somxirfad.comsomxirfad.com